1/3
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir screenshot 0
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir screenshot 1
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir screenshot 2
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir Icon

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

Somali Islamic Library
Trustable Ranking Icon인증완료
1K+다운로드
11.5MB크기
Android Version Icon5.1+
안드로이드 버전
2.0(21-03-2022)최신 버전
1.0
(1 리뷰)
Age ratingPEGI-3
다운로드
세부 정보리뷰버전정보
1/3

의 설명 Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Application-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur’anka oo afsoomali ah ee codka Sh.Maxamed Dirir ilaahay ajar iyo xasanaad ha kasiiyo.

Waxaan ku dadaalnay in application-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur’aanka u dhagaysto.

Astaamaha uu leeyahay application-kan

1. In aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.

2. In aad aayada aad rabto dooran karto.

- taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan karto.

3. In aad qaari’a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari’ oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.

4. In Marka aad suurada,aayada iyo Qaari’a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka uga aragto.

5. In aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay.

6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.

8. Qari’iin cusub

9. Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.

10. Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah, qaybtaas oo aad

a. Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka

b. Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama “Alarm” wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto

c. Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir

Features-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa’idno.

InshaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo kale ayaan ku soo dari doonaa.

Mahadsanidiin.

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir - 버전 2.0

(21-03-2022)
다른 버전들
뭐가 새롭나Qari’iin cusubTurjumaadka quranka luqada IngriisigaWaxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidan kartoWaxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya Tafsiirka Sh.dirir

아직 평가나 리뷰가 없습니다! 첫 번째로 남겨 보세요

-
1 Reviews
5
4
3
2
1
Info Trust Icon
좋은 앱임을 보장합니다이 어플리케이션은 바이러스,멀웨어와 기타 악의적인 공격에 대한 보안 시험을 통과하였으며 어떠한 위험요소도 포함되어 있지 않습니다.

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir - APK 정보

APK 버전: 2.0패키지: com.tafsiirka.qurantranslation
안드로이드 호환: 5.1+ (Lollipop)
개발자:Somali Islamic Library개인정보보호정책:https://www.privacypolicygenerator.info/live.php?token=cZ0GQINchB4Vh2xkhPXtKkMZhknNp1WF권한:11
이름: Tafsiirka Quranka Sh. Dirir크기: 11.5 MB다운로드: 25버전 : 2.0출시 날짜: 2022-03-21 13:40:07최소 스크린: SMALL지원되는 CPU:
패키지 ID: com.tafsiirka.qurantranslationSHA1 서명: 1D:34:6C:37:66:9D:1B:B7:28:13:B9:B4:C4:CE:50:3E:5E:08:8C:BC개발자 (CN): Android단체 (O): Google Inc.로컬 (L): Mountain View나라 (C): US주/시 (ST): California

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir의 최신 버전

2.0Trust Icon Versions
21/3/2022
25 다운로드11.5 MB 크기
다운로드

다른 버전들

1.0Trust Icon Versions
3/9/2021
25 다운로드10.5 MB 크기
다운로드

동일 카테고리의 앱

좋아할 만한 것...